GUDBI WARBIXIN DHACDO

GUDBI WARBIXIN

Miyaad jeclaan lahayd inaad ku gudbisid warbixin tilifoonka? Wac 0341-460328 maalmaha shaqada asbuuca inta u dhaxaysa 10:00 am iyo 4.00 pm. Ka dib waxaad u gudbin kartaa warbixintaada ama balamin kartaa balan dib usoo wicitaan ah.

Miyaad jeclaan lahayd inaad ku gudbisid warbixin hab onlaayn ah? Waxaad ka sameyn kartaa halkan>>>.

HABKA SHAQADAYADA, MAXAANU KU SAMEYNAA WARBIXINTAADA?

Maxay muhiim u tahay inaad soo gudbisid warbixin? Oo maxaa ku dhacaya warbixintaada?

Akhri waxbadan >>>

XUQUUQDA IYO XORIYADAHA NETHERLANDS

Marka Netherlands la joogo, waxaanu xaq u leenahay xoriyadaha diinta iyo caqiidaada. Tani macneheedu waa, waxyaabaha kale oo dhan, in qof walbaaba xor u yahay inuu sameeyo caqiidadiisa.

Akhri inbadan >>>

URURADA KA QEYBQAADANAYA

Gave Foundation, Open Doors and SDOK ayaa la sameysay khadkan loogu talo galay takoorka iyo khataraha dadka leh tariikh socdaal.

Akhri in badan >>>

Artboard facebook google+ instagram linkedin maps pinterest twitter vimeo youtube world